WARARKA

Daawo Amiin Camir Sawir uu Sameeyey “Yaa Badbaadin Doona Somaliya”?

Xaalka somaliya haduu yahay sidan uu u dhigey Amiin Camir waaba suaal u baahan in la is weydiiyo yaa badbaadin doona qaranimada umada somaliyeed,...

Xukuumada Somaliland Iyo Mucaaradka oo Kasoo Horjeestey Warsaxaafadeed Shaley Kasoo Baxay Xukuumada Somaliya

Xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa si kull uga jawaabay dingiintii ay dowladda federaalka Somalia ay shalay u dirtay shirkad laga leeyahay dalka...

Dowlada Ugandha oo Sheegey Iney Magdhow Ka Heli Doono Ciidamada Kaga Dhintey Howlgalada Ay U Joodaan Somaliya

Dowlada Uganda ayaa muujisay ku qanacsanaan la’aanta dib u dhaca lagu sameeyay magdhowka lasiin lahaa qoysaska askartooda ay kugeeriyoodeen iyagoo ka qeybqaadanaya howlgalka AMISOM. Warar...

Ciidamada Dowlada oo Maanta Qarax Lagula Beegsadey Degmada Wardhiigleey

Warar goor dhaweyd aan ka helney magalada muqdihso ayaa sheegaya in qarax lala beegsanayey ciidamada dowlada uu ka dhagmada Wardhiigleey qaraxaas oo sababey dhimasho...

Maamulayaasha Idaacada Risaala oo Maanta Xabsiga Laga Sii Daayey

Suxufiyiin ka tirsan Idaacadda Risaala ee Muqdisho ayaa laga sii daayay xabsiga ciidamada nabad-sugidda gobolka Banaadir, kaddib markii ay ku xirnaayeen shan maalmood, iyadoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img