WARARKA

Alshabab oo Afar Ruux Xukun Dil Ah Ugu Fuliyey Degmada Baardheere

Fagaaro weyn oo ku yaala Degmada Baardheere ayaa maanta Alshabab waxaa ay ku toogteen 4 ruux oo ay ku eedeeyeen in ay yihiin Jaajuusiin...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xil Ka Qaadistii Col Xaamud

Amiin ayaa sawirkan waxa uu ku cadeynayaa in col Xaamud sababta loo ceyriyey ay ka dambeyso falkii alshabab ay qaraxa kula soo beegsatey xarunta...

Xukuumada Federalka oo Digniin u Dirtey Shirkad Shiinees Ah

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay maanta waxay ugu digtay shirkadaha sida sharci-darrada ah baaritaanka macdanta uga wada gudaha Soomaaliya. Qoraalka...

Daawo:- Jarmalka oo Shaley Lagu Qabtey Bananbax Looga Soo Horjeedo Qaxootiga Muslimiinta

Waxaa sii xoogeysanaya bannaanbaxyada looga soo horjeedo dadka soo-galootiga ah iyo diinta Islaamka, kuwaasoo ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee dalka Jarmalka. Bannaan-baxyadan ayaa ka bilaabmay...

Dagaalo Maanta ka Dhacay Degaanka Ceelxagar ee Ka Tirsan Gobolka Bakool

Dagaal u dhaxeeya  Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo Garab ka helaya kuwa Midowga Afrika Ee AMISOM iyo Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay Degaano hoosyimaada Degmada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img