WARARKA

Aqriso:- Warmurtiyeedkii Kasoo Baxay Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada ee Dowladaha Igad

Kadib kolkii uu soo idlaadey kulankii ay shaley ku yeesheen magalada muqdisho wasiirada arimaha dibada ee dalalka Igad ayaa waxaa kasoo baxay warmurtiyeed ka...

Alshabab oo Maanta qarax la Beegsatey Ciidamada Raskambooni

Qarax lala beegsanayey ciidamada raaskambooni ayaa maanta gelinkii dambe waxaa uu ka dhacay bartamaha magalada kismaanyo kaasoo ay ku dhinteen ilaa iyo hada inta...

Dhegeyso:- Qudbadii uu Madaxweynaha Maanta Ka Jeediyey Shirkii Igad Ay Ku Lahaayeen Magalada Muqdisho

Kulankii maanta aaa maxaweynaha dowlada federalka somaliya isaga oo furey waxaa uu ka jeediyey qudbad uu kaga hadlayey wixii xaalada guud ee somaliya iyo...

Kulankii Wasiirada Arimaha Dibada Igad oo Lasoo Gabagabeeyey

Shirkii wasiirro arrimo dibadeedyada IGAD oo saakay ka furmay Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay goor dhow, kaas oo muddo saacado ah ka socday hoteelka Hoteelka...

Dowlada Ugandha oo Ku Baaqdey In La Tayeeyo Ciidamada Somaliyeed Si Ay Ula Wareegaan Sugida Amaanka

Wasiirka gaashaandhiga dowlada Uganda Cripus Kiyonga, oo ka hadlayay xaflad ka dhacday hotel ku yaala magaalada Kambala ee dalka Uganda ayaa sheegay inay wanaagsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img