WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Jahwareerka Reysulwasaraha Ka Heysta Dhisida Wasiirada Cusub

Reysulwasaraha cusub ayaa jahwareer weyn waxaa uu ka heystaa dhisida golaha wasiiradiisa isagoo ay carqalad ku hayaan sida uu Amiin Camir sawirkan ku xusey...

Kulankii Wasiirada Arimaha Dibada oo Maanta Muqdisho Ka Furmey

Hoteelka SYL ee Muqdisho oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa goor-dhow ka furmay shirkii wasiirrada arrimaha dibadda IGAD, kaasoo noqonaya kii 53-aad ay...

Daawo:-Yaabka Aduunka Faarax Macalin oo Kol Horey Qeexey danta Laga Leeyahay Somaliya

Faarax Macalin oo ka mid ahaan jirey Golaha barlamaanka Kenya ayaa waxaa uu si fiican u qeexey danta laga leeyahay dalka somaliya iyo sida...

Shiinaha: Maqaalo Taxane Ah (Qormadii Labaad) Abdulkadir M. Abow

Dagaalkii Daroogada Obyamka Xilligii aay talinayeen imbaraadooradii kala duwanaa ee dowladihii taxnaa ee Qing Shiinaha waxay gaareen horumar lixaad leh oo dhinac walba leh. Wadamada...

Dhegeyso:- Shacabka Gobolka Banaadir oo Ka Cabanaya Wadooyinka Xerxeran

Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho ay Xiran yihiin Maalintii 3-aad ayaa Qaar kamid ah Shacabka Muqdisho waxaa ay Walaac ka muujiyen Xirnaanshaha Wadooyinka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img