WARARKA

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Ciidamo ka wadatirsan dowlada federaalka oo Muqdisho ku dagaalamay ----Ergayga IGAD oo la kulmay madaxda maamul u samaynta gobolada dhexe ---Wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo...

Dhegeyso:-War Deg Deg Ah Golaha Wasiirada oo Goor Dhow La Magacaabey

Reysulwasaaraha xukuumada federalka somaliya ayaa kol dhaweyd ku dhawaaqey golahiisa wasiirada bal nala dhegeysta afhayeenka dowlada oo aqrinaaya liiska wasiirada. Golaha wasiirada   halkan hoose kaga dhegeyso...

Dhegayso…Arday maanta ka Qalin jebisay Machadka Farsamada Sayid Maxamed(SAMTEC) ee degmada Buulo-xaawo

Waxaa ka dhacay magaalada Buulo-xaawo ee gobolka Gedo xaflad weyn oo qalin-jabin ah,Xafladdan ayaa ahayd mid shahaadooyin lagu gudoonsiinayey arday ka qalin jabisay Machadka...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka Somaliya oo Maanta Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiriska u Fadhiya Somaliya

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho, kula kulmay Danjiraha dowladda UK u fadhiya dalka Soomaaliya. Kulanka labada masuul ayaa...

Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Hadley Quruxduu Ku Dhamaadey Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada Igad

Madaxweyne Xasan Shekh ayaa waxaa uu ka hadley wanaagii uu ku dhamaadey shirkii wasiirada arimaha dibada ee dowladaha Igad waxaana uu sheegey in kol...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img