Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Hadley Quruxduu Ku Dhamaadey Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada Igad

0
242

xasanMadaxweyne Xasan Shekh ayaa waxaa uu ka hadley wanaagii uu ku dhamaadey shirkii wasiirada arimaha dibada ee dowladaha Igad waxaana uu sheegey in kol dhow magalada muqdisho lagu qaban doono shirka madaxweynayaasha Igad.