WARARKA

Dowlada Kenya oo Dul Dhigtey 48 Kun oo Dollar Laba Nin Alshabab Ah

Saraakiisha booliska dalka Kenya ayaa lacag dhan 5 million oo lacagta Kenya ah dul dhigay 2 hogaamiye oo sar sare oo ka tirsan saraakiisha...

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo lala Yeeshey Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow

Wareysi aad u xiiso badan oo lala yeeshey gudoomiyaha gobolka bay ayaa waxaa uu uga waramayaa dhibaatooyin badan oo ka dhacay gobolka intii uu...

Dagaal dib uga Qarxay Degmada Guuraceel ee Gobolka Galgaduud

Degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud waxaa saacadihii hore ee maanta dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaliya iyo xoogagga Ahlu...

Nin Somali Ah oo 3 Ruux oo Somali Ah Ku Diley Maqaayad Ku Taala Magalada Cape-Town

Ruux Soomaali ah ayaa ku toogtay saddex qof oo Soomaali ah maqaayad ku taalla deegaanka Mitchell Plain oo ka tirsan magaalada Cape-town ee dalka...

Golaha Amaanka oo Xukuumada Ka Codsadey Iney Nabadeeyaan Deegaanada Ay Kala Wareegaan Alshabab

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya xasilinta dhulka laga qabsaday kooxda Al-shabaab. Golaha ayaa sidoo kale ku baaqay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img