WARARKA

Xildhibaanada Barlamaanka oo Maanta Ansixiyey Hidise Sharciyeedka Gudiga Dorashooyinka

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka uu ku howlgeli doono guddiga doorashooyinka madaxa-bannaan ee dalka. Kulankan oo ay joogeen 144 mudane ayaa waxaa sharcigan...

Dhegeyso:- Madaxweynaha Maamul Goboleedka 6da oo Aan wax Ka Weydiiney Waxa uu Ka Damacsan yahay Siyasada Koonfur Galbeed

Qaar ka tirsan warbaahinta ka howl gala magalada muqdisho ayaa beryahan dambe waxaa ay caado ka dhigteen in ay ka been abuuraan masuuliyiinta maamulka...

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada Koonfur Galbeed Ee Waqooyiga America

Ogeysiis ku wajahan jaalida koonfur galbeed ee waqooyiga ameerica.

Dhegayso..Magaalada Baydhaba oo ka qaybgali doonta tartanka kubada kolayga magaalooyinka Afrika

Magaalada Baydhaba caasimada gobolka Baay isla markaana ah caasimada dowlada KoonfurGalbeed ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka qayb gali doontaa tartan dibadeed kaasi...

Dhegayso..Haween dhiig bax ugu le’anaya deegaanka Geriley ee gobolka Gedo

Dadka ku dhaqan Deegaanka Geriley oo ka tirsan Gobolka Gedo,kuna taala Xuduuda u dhaxeysa Dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sheegaya maalmahii ugu dambeeyey in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img