WARARKA

Dhegeyso:Dr Adan Omar Iyo Dr Hasan Haji oo Khudbado Kulul Ka Jeediyey Xaflada Caleemasaarka Hogaan Dhaqameedka Koonfur Galbeed Ee Qarada North America

Xafladii xaleyto lagu caleemasaarayey hogaanka koonfur galbeed ee qaarada north america ayaa waxaa kaloo qudbad xasaasi ah ka jeediyey Dr Adan Omar Abukar oo...

Dhegeyso:- Qudbadii uu Xaley Jeediyey Hogaanka Golaha Dhaqanka Koonfur Galbeed ee Qaarada North America Caleemasaarka Ka Dib

Hogaanka golaha dhaqanka konfur galbeed Suldaan Faqi Siciid Faqi oo xaley loo doortey ayaa caleemasaarka ka dib waxaa uu halkaasi ka jeediyey qudbad aad u...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo Markii ugu Horeysey Ka Hadley Sababta uu Jarmalka u Joogo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii u horreysay ka hadlay baaritaanka caafimaad oo uu u tagay wadanka Jarmalka, isagoo sheegay in xaaladiisa caafimaad...

Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Madaxweyne xasan Sheekh oo Ku Sugan Dalka Jarmalka

Waxaa jirtey in madaxweyne Xasan Sheekh uu baryahanba ku sugnaa dalka Jarmalka si uu isaga baaro xaaladiisa caafimaad halka ay mareyso. Amiin Camir oo fasiraad...

Ciidamo Dheeri Ah oo Ka Socda Dalka Jabuuti oo Maanta Gaarey Gobolka Hiiraan

Qeybtii labaad ee Cidamo ka socota dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxaa ay maanta soo gaareen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Ciidamadan ayaa loogu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img