WARARKA

War Deg Deg Afar Ruux oo Kol Dhaweyd Lagu Diley Meel Ku Dhow Hotel Naasahablood ee KM4

Kooxo hubeysan ayaa kol dhaweyd waxaa ay 4 qof ku dileen dhowr kalena way ku dhaawacmeen agagaarka Hotel Naasahablood ee KM4. Goobjoogayaal ayaa sheegay in...

Dayaarado dagaal oo Maanta Duqeyn Ka Geystey Deegaanka Jilib-Marko ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Diyaarado dagaal ayaa maanta duqeyn ka geystay deegaanka Jilib-marko oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya, halkaasoo ay gacanta ku hayso Al-shabaab. Illaa...

DHEGAYSO…WARARKA WADAJIRRADIO ATLANTA

        —Wasiirka arimaha gudaha oo maanta la kulmay gudiga maamul u samaynta gobalada dhexe. —Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada...

DHEGAYSO..QAYLO DHAAN KA TIMID SUXUFIYIINTA KA HOWLGALA MUQDISHO IYO BAYDHABA.

Waxaa isa soo taraya qaylo dhaan aad baaxad leh oo kasoo yeeraysa Suxufiyiinta ka howlgala magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo iagoo ka cabanaya madaxda dalka iyo...

DHEGAYSO..DERSIGA 2AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoDhegaysoDhegayso

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img