WARARKA

Alshabab oo Maanta Ku Nin Ay Sheegeen In Uu Ahaa Sixiroow Ku Toogtey Degmada Diinsoor

Xarakada Al-shabaab ayaa maanta xukun ddil ah ku fuliyey nin ay sheegeen in uu ahaa sixiroow meel faraage ah oo ku yaalla degmada Diinsoor...

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Qaarada North America oo Go,aan Cad Ka Qaadey Keligii Taliye Shariif xasan

kulan aad u xiso badan oo ay xaleyto isugu yimaadeen taageerayaasha muumulka lexda gobolka koonfur galbeed ee uu madaxweynaha ka yahay Mudane Madoobe Nuunow...

Beesha Galmaax Yonis oo Eedey Usoo Jeedisey Koox uu Hogaamiyo Shariif Xasan (Sakiin)

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beelaha Galmaax Yoonis ee ku abtirsata...

Bahda Daafeet Media Oo Tahniyad Dhalasho ah U Diraya Agaasimaha Ishabaydhaba Ilyaas Qalinle Iyo Afadiisa Xabiiba Cadow Cabdullaahi

Hambalyo, Dhamaan Bahda Warbaahinta Daafeet Media oo isku duuban waxay si wadajir ah Farxadna ku dheehan tahay ay Hambalyo Dhalasho oo qaali ah ugu...

Dhegeyso: Deegaanka Leego oo Laga Sheegey Iney Ka jirto Biyo L,aan

Warar aynu ka helney degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Biyo la’aan Xoogan ay ka jirto islamarkaana Dadka iyo Duunyadaba ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img