WARARKA

Milkiilaha Radio Shabelle,Sky-fm iyo Wariyaal Kale Oo maanta Xukun Lagu Riday

            Waxaa maanta markale maxkamada gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho kasoo hormuuqday wariyayaal ku eedaysnaa denbiyo la xiriira kicin shacab iyo ka beensheegid cudurka Iboola. Wariyayaashan...

Qormadii Mohamed Ghedi: “Ex-Banaadir Hala Baabi’iyo Waa Xeelad Ku Saleysan Hala Baabi’iyo Beelaha Dega”

Iyadoo maal-mahaan ay si xowli ah u socdaan kulamo looga arrinsanaayo maamul u sameynta goballada aanan weli sameysan is-maamul-goballed, ayaa waxaa nasiib darro ah,...

Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Madaxweyanaha iyo Asxaabtiisa

Waxaa beryahan dambe somaliya kusoo badanayey la dagaalanka dadka wadaniyiinta ah ee ka hadla run taasoo uu ku cabiraayo sawirka amiin Camir sida ay...

Farkeetiyow Ma Wadadii Adeerkaa Zoobe Ilaa Shariif Xasan Ayaad Kabi Doontaa Mise Score Cusub Ayaa Lagaa Sugi.?

Maxamed Aadan Ibraahim Farkeeti waa Aqoon yahan ka dhisan dhinaca Maskaxda iyo Jeebka sida dad badani ay aaminsanyihiin,waxaa kaloo agtiisu ay aad ugu weyntahay...

Midowga Yurub Oo Sheegey Iney Sii wadi Doonaan Taageerida Ay Siiso Ciidamada Dalka Somaliya

Ururuka Midowga Yurub ayaa shaaciyay Jimcihii in uu sii wadayo taageerada uu ciidamada Somalia siiyo si loo soo af-jaro xasillooni-darrada ka jirta Geeska Afrika. Ergayga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img