WARARKA

Khilaaf Xoogan oo Weli Ka Taagan Halkii Lagu Qaban Lahaa Shirkma Maamu u Sameynta Gobolada Dhexe

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo xubno ka tirsan dowladda oo saddex maalmood ku sugnaayeen Dhuuso-mareeb si la isugu af-garto meesha lagu qabanayo shirka maamul...

Sanad Guuradii Koowaad ee Kasoo Wareegatey Dilkii Mujaahid Marxuum Xasan Adan Keerow

26-dii Maarso 2014 waxay aheyd maalintii Murugada laheyd ee la dilay Mujaahid, Muwaadin, Marxuum Xasan Aadan Keerow, lana dilay isagoo huwan Calanka Koonfur Galbeed...

Dhegeyso: Ugaas faarax Cabdi Sheekh oo Ka Mid Ah Ugaasyada Beesha Biyamaal oo Sheegey In Heshiisyada La galey Aysan Dhaqan Geli Doonin

Ugaas Faarax Cabdi Sheekh oo ka mid ah salaadiinta Beesha Biimaal oo la hadlayey warabaahinta ayaa sheegey in shibaatooyinka ka dhacay gobolka shabeelaha hoose...

Madaxweyne xasan Sheekh oo Maalintii Sedexaad Wadahadalo Ka Wada Dhuusamareeb

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli kulamo kula leh magaalada Dhuuso-mareeb ergooyinka ka qaybgalay shirka lagu dhisayo maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya. Kulammadan oo...

Wasiirka Gaanshaandhiga Dowlada Federalka oo maanta La Kulmey Saraakiil Ka Socota Midowga Yurub

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini, ayaa la kulmay saraakiil ka socotay Midowga Yurub, oo Dowladda Soomaaliya ka taageera dhinaca tababarka Ciidamadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img