WARARKA

Dowlada Kenya oo Walaac Ka Muujisey Digniimaha Ay Reer Galbeedka Ujeedinayaan Muwaadiniintooda Iney ka Fogaadaan xeebaha kenya

Dowalada Kenya aya sheegtay in ay kanaxday walaacna ay kamuujisay digniinaha isdaba jooga ee dhanka amaanka oo ay soosaarayaan wadamada reer Galbeedka ee ku...

Daawo: Video Laga Soo Duubey Hotel Maka Al Mukarama Kolkuu Weerarka Dhacay

Videwgan ayaa waxaad ku arkeysaa burburkii iyo dhibaatooyinkii ay sababeen weerarkii shaley ka dhacay hotel Maka Al Mukarama. https://www.youtube.com/watch?v=KlBEnV-e-Sw

Madaxda sare ee Xukuumada oo Ka Tacsiyeyey Geeridii Alaha U Naxariistee Yuusuf Maxamed Ismaaciil Baribari oo Ku Dhintey Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama

M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, R.wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.rashiid iyo Xubnaha Labada Gole ee dowladda ayaa umadda soomaaliyeed uga...

Xukuumada Federalka oo Sheegetey Ineysan Suura Gal Aheyn Riyadii Doorashada 2016

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shaaciyay inaysan ahayn mid suuro-gal ah in Somalia ay ka dhacdo doorasho qof...

War Deg Deg Ah Alshabab oo Weerar Ku Qaadey Hotel Mak Al Mukarama

Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goor-dhow ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Maka A-Mukarama ee magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img