WARARKA

Daawo Videowgan:- Maamulka Shariif Xasan Ma Wuxuu Noqdey Kelinka Lexdaad ee Ethiopia

Waxaa maalintii shaley magalada baydhabo ka dhacay sagootin loo sameeeyay qaar ka mid ah ciidanka Ethiopia ee ku sugnaa gobolada koonfur galbeed balse waxaa...

Aqriso:- Qaabka Loo Qeybiyey Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Maamulka Jubaland

Qaybsiga Xildhibaanada Maamulka Boobland ee ku saleysan Sadexda Gobol ee Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo ayaa waxa uu u socdaa si xawli ah...

Fiirso Sawir fiican uu Amiin Caamir La Heley Madaxweyne Xasan Sheekh

Amiin Camir oo mar walba ka hadla dhibaatooyinka ka socda dalka somaliya ayaa sawirka waxaa uu ku soo qaatey fikirka xukuumada ay ka qabto...

Alah u Naxariistee Waxaa Maanta Magalada Garaawe Lagu Aasey Yusuf Bari Bari

Maydka danjirihii dowladda Somaaliya u fadhiyay Switzerland Yusuf Bari Bari diyaarad sidey ayaa saaka ka duushey Airporka Adan Cade ee magalada muqdisho ayadoo ayadoo...

Dhegeyso: Gudomiyihii Hore ee Degmada Buurhakaba oo Ka Hadlaya Biyo La,aanta Ka Jirta Deegaanka

Gudoomiyihii hore degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay Axmed Max'ed Yuusuf oo la hadlay warbaahinta RMC ayaa sheegay in xaalad biyo la'aan baahsan ay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img