WARARKA

Fiirso sawir uu Amiin ku Muujinaayo Howlaha Ka Socda Gobolka Banaadir

Sawirkan ayaa Amii Camir waxaa uu ku muujinayaa howlaha ay wadaan maamulka gobolka banaadir iyo dhibta ay ku qabaan kuwa guryaha islaameed qabsadey sanado...

Laba Askari oo Ku Xukunaa Xun Dil Ah oo Maanta Lagu Toogtey Iskoola Bolisiya

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u dilay dad shacab ah, iyadoo fulinta...

Ciidamada AMISOM oo ka ruqaansaday degmada Awdheegle.

Wararka caawa ka imaanaya degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in guud ahaan ciidamada AMISOM ee ku sugnaa gudaha iyo daafaha magaalada ay...

Guuxa dad weynaha”Cadaawahan nahaysta Waraf maku daynaa?”

Garanay oo maqalnay codka maamulka Madaxda Maamulka koonfurGalbeed ee Guuxa dadweynaha KoonfurGalbeed ma maqasheen? Guud ahaan Shacabka KoonfurGalbeed oo la yaaban qaabka uu maamulka wax...

Dhageyso: Maanta oo Kale Xasuusta Xasuuqii Degmada Buur-hakaba Warbixin

23-March 2014-kii Maanta oo kale waxay ahayd Maalin layaab leh Murugo iyo Walbahaar Xambaarsaneyd, waxay ahayd Maalin ay dadka Wadaniyadu ku dambeyso ilmuhu wada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img