WARARKA

Dhegeyso:-Gaadiidleyda Ka Howl gasha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Mar Kale Ka Cabanaya Isbaarooleyda loo Xirey dareeska Dowlada

in ka badan boqolaal gaadiidley ah ooka howl gasha gobolka shabeelaha hoose ayaa maanta cabasho balaaran kasoo jeediyey dhibaatada ay kooxaha loo xirey dareyska...

Dhegayso..Suldaan Beyle”Gobol Cusub hala magacaabo si looga baxo ismariwaaga ka taagan Gobolada dhexe

Suldaan Beyle Cumar Daad oo ah Afhayeenka Odoyaasha Dhaqanka ee  ku sugan Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in wax suurtagali kara aysan...

Dhegayso Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota oo ka shiray wiilal loo haysto inay rabeen inay Daacish ku biiraan

Qaar ka mid ah waxgaradka  Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa ka shiray wixii laga yeeli lahaa iyo waxa loo qaban karo wiilal loo haysto inay rabeen...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Dowlada Soomaaliya oo sheegtay siyaasiyiin dano gaar ah leh inay carqaladaynayaan shirka magaalada Cadaado. ---Waxgaradka magaalada Beledweyne oo rajo ka muujiyay waxyaabaha kasoo bixi kara...

War Deg Deg Ah Magalada Baydhabo Kol Dhow Lagu Diley laba Ruux

Wararka aynu  kol dhaweyd ka helney magalada baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan  in halkaasi caawa lagu dilay labo qof oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img