Dhegayso Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota oo ka shiray wiilal loo haysto inay rabeen inay Daacish ku biiraan

0
192

Codka JaaliyadahaQaar ka mid ah waxgaradka  Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa ka shiray wixii laga yeeli lahaa iyo waxa loo qaban karo wiilal loo haysto inay rabeen inay Daacish ku biiraan.

Halkaan ka dhegaysoCodka Jaaliyadaha