WARARKA

Dhegeyso:- Odayaal sheegey Iney Kasoo Jeedaan Deegaanka Jaziira oo Eedeyn Usoo Jeediyey Maamulka Shariif Xasan

Odayaal sheegey iney kasoo jeedaa Deegaanka Jaziira ayaa maamulka shariif xasan ku eedeeyey in deegaanka jaziira ay ka abaabuleen amaan xumo. Odayaashan oo sheegey iney...

Amaanka Magaalada Baydhaba oo Noqday Tusbax Furtay Iyo Wasaarada Amniga oo Ku Fashilantay Shaqadeeda

Tan iyo intii Baydhaba looga dhawaaqay Maamulka Seddaxda Gobol ee uu hogaamiyaha ka yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaa Magaalada ka dhacaya Dilal qorsheysan...

Dhegeyso Cabdi Qeybdiid oo Sid Cad uGa Soo HOrjeestey Heshiiskii Garowe

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/qaybdiid ayaa dhibaato ku tilmaamay heshiiskii shalay Magaalada Garoowe ee Puntland ay ku kala saxiixdeen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Howlgalo Dad badan lagu Soo Qabqabtey oo xaley Laga Fuliyey Qaar Ka Tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir

Ciidamada amniga dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa xalay howlgallo ay dad badan kusoo qabqabteen ka sameeyay degmooyinka Hodan, Wardhiigley iyo Howlwadaag oo ka...

Daawo:- Qiso Aad u Xanuun Badan oo Ay Ku Dhacay Wiil Reer Diinsoor Ah.

Wiilkan oo magaciisa la yiraahdo Ismaaciil Macali Axmed oo ku magac dheer Polio ayaa waxaa wareysi aad u dheer la yeeshey telfishinka SNTV ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img