WARARKA

Daawo Fatahaadii ay Geysteen Roobab Lexaad Leh oo Beryahan Ka da,ayey Degmada Wanleweyn

Roobab aad u badan ayaa maalmahan ka da,ay degmada wanleweyn kaasoo ay ku diirsadeen dadka degan deegaan, Isagoo dhanka kale geystey dhibaatooyin aad oo...

Dhegeyso:- Faahfaahin Dheeri Ah Dagaalka Ka Socda Degmada Awdheegle iyo Alshabab oo Sedex Askari Madaxa Ka Goysey

Faahfaahin dheeri ah oo kasoo baxaysa dagaalkii xaley ay alshabab kula wareegtey deeganda Awdheegle iyo Mubaarak ayaa sheegaya in halkaasi ay ku gowraceen 3...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Maanta Ka Qeyb Galey Xafladii 15 May

Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku beegan sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda 15-ka May u direy shacabka somaliyeed. Munaasabaddaasi...

Dhegeyso: Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku heynta degmada Awdheegle iyo Mubaarak

Wararka ka imaanaya Degaanada Aw-dheegle iyo Mubaarag oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa Dagaal kula Wareegay Xarakada Al-shabaab kadib Weerar Culus oo...

Wasiirka Caafimaadka Dowlada federalka Somaliya oo China Kula Kulantey Wasiirka Caafimaadka China

Wasiirka wasiirada caafimaadka Soamaaliya marwo Xaawo Xasan Mohamed oo booqash ku joogta  dalka Shiinaha ayaa kulamo la qaadatay dhiggeeda dalkaasi maewo Li bin. Labada wasiir...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img