WARARKA

Dhegeyso:- Barnaamij aad u Xiisa Badan oo Ku Saabsan Mudo Kordhinta Loo Sameeyey Siilaanyo

Barnaamij aad u xiiso badan oo ay soo diraayeen VOA ayaa todobaadkan waxaa ay diirada ku saareen muddo-kordhinta ay guurtida Somaliland u samaysay Madaxweyne...

Taliska Ciidanka Amisom ee Ku Sugan Magalada Baydhaba oo Sheegey Iney Alshabab ka Saari Doonaan Gobolada Bay,Bakool iyo Gedo

Taliska Ciidamada itoobiyaanka ee ku jooga magaca Amisom Sagtarka Saddexaad ee Baay,Bakool iyo Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka saarayaan Meelaha ay...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Awdheegle oo Eedeyn Usoo Jeediyey Ciidamada Amisom Isla Markana Codsadey In Dib Loo Geeyo Awdheegle

Guddoomiyaha Degaanka Aw-dheegle Maxamed Aweys Abuukar oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in ay u baahan yihiin Ciidamo AMISOM ah in la geeyo...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Keligii Taliye Siilaanyo

Amiin Camir ayaa sawir aan caadi aheyn ka sameeyey Madaxweynaha Somaliland oo ku hungoobey in uu dimoqradiyadii ku bedesho keligii taliye iyo shacabka reer...

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib u Dhiska Ing Saalax Sheekh Osmaan oo Hamballyo u Direy Shacabka Somaliyeed

Wasiirka howlahWasiirka ayaa waxaaa guud iyo dib u dhiska Ing Saalah Sheekh Cusmaan ayaa waxaa uu hambalyo ku beegan Sanadguuradii 72 waad ee KASOO...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img