WARARKA

Ababihii Isboortiga Gobalka Bay Cali Cumar Saciid (Cali Shaamboo) oo Maanta Baydhabo Lagu Aasey

Degmada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa waxaa maanta lagu aasey Ababihii Isboortiga Gobalka Bay Cali Cumar Saciid (Cali Shaamboo), Sidoo kalena ka mid ahaa...

Tacsi Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Dhamaan shacabka koonfur galbeed ee ku nool qaarada north america waxaa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Koonfur Galbeed...

Pro Jawaari oo Sheegey In Mamul Goboleedyada aan loogu Yeeri karin Dowlad Goboleed

Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horreysay sheegay in maaml-goboleedyada dalka ka jira aan loogu yeerin dowlad-goboleed illaa uu...

Daawo Kooxo La Sheegey Iney Dileen Xildhibaano Ka Tirsanaa Dowlada Federalka oo Shaley Xukun Dil ah Lagu Fuliyey

Waxaa shaley xukun dil ah lagu fuliyey kooxo la sheegey iney ka dambeeyeen dilal loo geystey xildhibaano ka tirsan xukuumada federaalka ayagoo shaley lagu...

Dhegeyso:- Xukuumada Federalka oo Ka Jawaabtey Hadal Dhawaan kasoo Yeerey Maamulka Somaliland

Kol dhaw ayay aheyd kolkiiIyadoo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliland Cali Maxamed Warancadde uu sheegay in Ciidamada isku dhafka ah ee Dowladda Soomaaliya ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img