WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow oo Maanta Booqdey safarada Somalida ee Ku Taala Dalka Turkiga

Gudoomiyaha gobolka Baay ayaa booqasho waxaa uu ku tegey dalka turkiga halkaasoo uu u tegey shaqo la xirirta sidii uu u horumarin lahaa gobolka...

Dhegeyso:-Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey in Axmed Madoobe uu ka Baxay Hishiiskii ay Wada Galeen

Xasan Cabdi Maxamed wasiirka Warfaafinta Maamulka Shariif Xasan ayaa shaaciyay in Maamulka Axmed madoobe  uu burburiyay Heshiis ay wada gaareen labada Maamuul. Wasiirka ayaa sheegay...

Qaxooti Somaliyeed oo Tiradoodu Gaareyso 962 oo Maanta Soo Gaarey Dekeda Berbera

Galinkii hore ee maanta Saakay Waxaa Dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab siday 962-qof oo Qoxooti Soomaaliyeed ah oo laga keenay dalka Yemen, iyadoo...

Daawo Barnaamij ay Dhalinyarada Ku Nool Kanada Ugu Tala Galeen Reer Kanada

Daawo barnaamij aad u xiiso badan oo ay  dhalinyaro ku nool dalka Canada uGu tala galeen in dadka ka fahansan xumaanta umada somaliyeed. https://www.youtube.com/watch?v=8VCUUCHW7Io

Fadeexad…Shariif Xasan oo xilal culculus uga magacaabay gobolka Shabeelaha hoose beelaha duulaanka

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in shaqsiyaad ka soo jeeda beelaha Hawiye uu Shariif Xasan u magacaabay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img