Degmada Baydhabo ayaa maanta waxaa ka dhacay bananbax looga soo horjeedo Baarlamaanka cusub ee maamulka KMG ah ee Jubbaland iyo taageero loo muujinayo mooshinka...
Odayaal kasoo jeeda degmada doolow ayaa si cad uga soo horjeestey mooshinka laga keeney maamulka Axmed Madoobe hadaladii odyaashana waxaa ka maid ahaa.
https://www.youtube.com/watch?v=f8ZjdWy0C9U