WARARKA

Dhegeyso:- Xubnaha Baalamaanka oo ka hadley Dib u Dhicii Ku Yimid Mooshinkii Ahaa In Maanta Loo Codeeyo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh cusmaan Jawaari oo ka hadlay Furitaanka Kulankii maanta ayaa Xildhibaanada u aqriyay Codsi kaga yimid Ra'isal Wasaaraha Xukuumada kaasi...

Dhegeyso:-Odayaasha Degmada Qoryooleey oo Amisom Ku eedeeyey Iney Laaluush Ka Qaateen Ciidamada deegaanka Xooga Ku Heysta

C/qaadir Abuukar Ibraahim oo ka mid ah waxgaradka Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay waraabhinta ayaa Eedeyn u jeediyay Ciidamada AMISOM...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Tiyeegloow oo Ka Warbixiyey Dagaalo Ka Dhacay Deegaanadaas

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Xudur gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalo culus ay ka dhaceen deegaano ka tirsan gobolkaasi Bakool. Wararka ayaa intaasi kusii...

Fiirso Sawirada Gudoomiyaha Gobolka Bay Abdi Adan Hosow oo Shaley Gelinkii Dambe Magalada Ankara Kula Kulmey Madaxa Ururka Bisha Cas ee Dalka Turkiga

Gudoomiyaha Gobolka Baay Abdi Adan Hoosow ayaa gelentii dambe ee shaley waxaa uu la kulmey madax ka tirsan Dowladda Turkey, madaxdaasoo ay ka wada...

Daawo:- Ahlusuna oo ka Hadashey Sababta ay Shirkii Gobolada Galgaduud iyo Mudug

Ahlusuna waljameeca ayaa waxaa ay ka hadashey sababtii ay shirka uga baxeen ayagoo xukuumada federalka ku eedeeyey iney faragelin weyn ku heyso habsami u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img