WARARKA

Dhegeyso:-Xukummada oo Sheegey In Dilkii Xildhibaan Yusuf Dirir ay Ka dambeeyeen Ciidamada Dowlada

Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u sheegtay cidii ka dambeysay dil shalay Muqdisho loogu geystay Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Federaalka...

Daawo Sawir Laga Sameeyey Mashruucyada laga leeyahay Dalka Somaliya oo Diidan Iney Dhamaadaan

In mudo ah ayaan waxaan maalin walba maqalnaa in ay gaba gabo joogaan xaada dalka isla markaana ay xukuumada ku hamineyso in ay meel...

Dhegeyso:- Wareysi Aad u Kulul oo ay Golaha Dimoqradiyada iyo Midnimada La yeesheen Xildhibaan Afaraale

Golaha dimoqradiyada iyo midnimada ayaa shaley waxaa uu wareysi kulul oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshey xildhibaan Maxamed Afaraale wareysigaas ayaa waxaa uu kaga...

Dhegeyso:- Faahfaahin Dheeri oo Laga Helaayo dagaalkii maanta Ka Dhacay Degmada Awdheegle

Warar ka imanaya degmada Awdheegle ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in aroornimadii hore ee saakey bar koontarol oo ay ciidamnada...

Xildhibaan Maanta Kooxo Hubeysani Ay Ku Toogteen Wadada Maka Al Mukarama

Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar Koox hubeysan ku qaadeen gaari uu la socday oo marayay Wadada Maka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img