WARARKA

Warbixin Kasoo Baxdey Qaramada Midoobey oo Lagu Sheegey In Kenya Ay Si Sharci Daro Ah Dhuxul Uga Dhoofiso Magalada Kismaanyo

Warbixin cusub oo kasoo baxday Qaramada Midoobay "QM", ayaa lagu sheegay in shirkadaha ganacsiga Kenya iyo ciidamadooda difaaca ay ka qeyb qaataan dhoofinta dhuxusha...

Daawo Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe oo Fariin Adag u Direy Maamulka Shariif Xasan iyo Barlamanka Dowlada

Hogaamiyaha Maamulka Raskambooni Axmed Madoobe ayaa waxa uu si cara leh uga hadlay Mooshinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ka keeneyn Baarlamaanka cusub ee Maamulkiisa. Waxaa...

Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Afaraale oo u Waramey Idaacada BBC Maalintaa shaley

Xildhibaan Maxamed Afaraale oo kazoo jeeda xildhibaanada koonfur galbeed ayaa shaley gelinkii dambe isaga oo la hadlaya idaacada bbc waxaa uu si wanaagsan uga...

Fiirso Sawirada Gudoomiyaha Gobolka Bay Abdi Adan Hosow oo la kulmey Godomiyaha Gobolka Ankara

Gudoomiyaha Gobolka Baay Abdi Aadan Hoosow ayaa waxaa uu la kulmey Gudoomiyaha Gobolka Ankara Md Mehmet Kılıçlar labada gudoomiye ayaa waxay ka wada hadleen...

Dhegeyso Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Cabanaya Isbaarooyinka Gobolka Kusoo Kordhey

Guddiga Gaadiidleyda gobalka Shabeellaha Hoose oo kulan ku yeeshey degmada afgooye ayaa si aad ah uga cowdey isbaarooyin ku soo kordhay deegaanno kamid ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img