WARARKA

Aqriso Warsaxaafeed Kasoo baxay Puntland oo Ay Ku Taageereyso Go,aankii Ay Gaareen Maamulka Axmed madoobe

Warmurtiyeed kasoo baxay maamul goboleedka puntland ayaa waxaa taageero loogu muujinayey go,aankii maamulka Axmed Madoobe uu ka qaateen dowlada federalka. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdullaahi...

Ahlusuna Waljameeca oo La Wareegtey gacan Ku Heynta Degmada Dhuusa-Mareeb

Wararka aynu ka heleyno degmada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay gacan ku heynta degmada la...

Dhegeyso:- Gudoomiyha baarlamaanka Maamulka Axmed Madoobe oo Ka Jawaabey Mooshinkii Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdihso

Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Axmed Madoobe oo ka jawaabey ayaa waxaa uu sheegey waxa maanta ka mdhacay magalada muqdisho ineysan dhag jalaq u siin doonin...

Dhegeyso:-Xildhibaanada Baarlamaanka oo Cod Caqlabiyad ah ku Assixiyey Moshinkii Laga Keeney Maamulka Axmed Madoobe

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Cod Aq-labiyad ah ku Ansixiyay Mooshinii laga keenay Baarlamaanka Jubbaland, kaas oo dhawaan laga keenay mooshin, waxaana ogolaaday...

Qaramada Midoobey oo Itoobiya Ku Abaal Marisey Kala Qeybin Ay Somaliya Ka Wado

Qaramada Midoobay ayaa ku amaantay Dowlada Ethiopia doorka ay ku leedahay nabad ku soo celinta wadamo Soomaaliya ay ka mid tahay iyo sida geesinimada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img