Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee qaarada north america oo si kulul uga u cambaareeyey falkii arxandarada ahaa ee lagu diley taliyihii ciidanka nabadsugida ee degmada...
Inta la ogyahay 18 askari oo ka tirsan ciidamo beeleeddka dowlada ayaa lagu dilay weerar Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen goob jidgooyo...