WARARKA

Daawo Ismacil Hure Buubaa oo Iaga Baxay Siyaasada Fadhiidka Ah ee Ka Jirta Maamulka Somaliya Kuna Biirey Somaliland

Ismacil Hure Buubaa oo xilal badankasoo qabtey dowlada federalka somaliya isla markaana ka shaqeyn jirey danta guud ee somaliya amaa 25 ka dib waxaa...

Alshabab oo Xaley Saacdo La Wareegtey Gacan Ku Heynta Degmada Afgooye

Ciidamado ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa Saqdii Dhexe ee Xalay Weeraray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo ay u suuro-gashay inay gudaha u...

Taliyihii Ciidamada Nabadsugida degmada Afgooye oo ay Ciidamada Dowlada ku dileen Mareereey

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in ALLAH ha u naxariistii Liibaan Abiikar Yusuf (YuuYuu) Taliyihii Ciidamada Nabadsugida...

MOOSHINKII JUBBALAND EE SHARIIF SAKIIN WAA MASTER GAME-KII JAWAARI!

Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow aan ku hormaree; Sir fadeexad siyaasadeed ah ee uu...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Ku Dagaalamo Deegaano Ka Tirsan Degmada Doolow

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia iyo Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay ku dagaalamay deegaan lagu magacaabo Geed-weyne oo duleedka degmada Dooloow ee Gobolka Gedo. Dagaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img