WARARKA

Ahlusuna oo Sheegtey Iney Gobol Maamul Loogu Sameynayo Gobolada Dhexe Ay Dhigtey Dhuusamareeb

Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, sheegtey in ay gogol dhigtay Magaalada Dhuusamareeb, waxayna sheegtay in Maamul Goboleed ay ugu soo dhisayso Gobolada Mudug, Galgaduud iyo...

Kenya oo dib u Fasaxdey Xawaaladihii Ay Xayiraada ku Heysey

Bangiga dhexe ee Kenya ayaa dib u fasaxay Shirikadaha Xawilaadaha ee ay Kenya horay ugu soo rogtay xayiraadda. Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa Toddobaadkii hore...

Dhegeyso Wariye Madaxbanan oo Laga Wareystey Dilkii Loo Geystey Taliyaha Ciidanka Nabadsugida ee Degmada Afgooye

Wariye madaxbann oo ku sugan degmada afgooye ayaa waxaa laga wareystey qaabkii uu u dhacay dilkii loo geystey alah u naxariistee talliyihii ciidanka nabadsugida...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federalka Oo Maanta Gaarey Magalada Cadado

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magalada Cadaado, si ay uga Qayb-galaan dhaarinta xildhibaannada maamulka...

Daawo Gudiga Afurinta Degmada Wanleweyn oo U Mahad Celieyey Dhamaan Intii Ka Qeyb Qaadatey Afurinta

Gudiga afurinta degmada wanleweyn ayaa waxaa uu u mahadceliyey dhamaan intii ka qeyb qaadatey afurinta dadka aan wax heysan ee ku nool degmda wanleweyn. https://www.youtube.com/watch?v=_tsJzsNQEUE

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img