WARARKA

War Cusub Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Marka Oo Maamul Cusub Ku Dhawaaqey

Kol dhow ayey aheyn kolkuu shariif Xasan maamul u sameeyey degmada Marka kaasoo dadka deegaanka ay u arkeen mid xaqdaro ah isla markaana lagu...

Daawo Idaacada Aljaziira oo Sheegtey in 700 Ruux oo Pakistan ay Kuleyl u Dhiteen

Idaacada Aljaziira ayaa maanta sheegte in ka badan 700 oo ruux in dalka pakistan ay ugu dhinteen kuleyl kaasoo beryahan ka jirey dalka pakistaan. http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1

Fadeexo Horleh:-Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Shafiif oo Lagu Eedeeyey In Uu Qasnada Degmada Afgooye Kala Baxay Lacag Dhan 70.000 Dolarka Mareykanka ah

Warar lagu kalsoon yahay aynu ka helney degmada afgooye ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka shariif xasan uu qasnada degmada afgooye C/raxmaan Ibraahim...

Odey Dhaqameedyada Degmada Afgooye iyo Waxgaradkoda oo Aamusnaan Xal Moodey

Kol dhow ayey aheyd kolkii Ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada ay si bareer ah xabadi ugu fureen taliyihii hore ee degmada afgooye alah...

Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Baydhaba

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeyo guuto Maxamed Seekh Xasan Xaamud iyo saraakiil kale oo ka tirsan Boliiska ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img