WARARKA

War Deg Deg Ah Beelaha Awdigil oo Maanta Kulan alababada u Xiran Yihiin Ku Leh Magalada Muqdisho

War DegDeg ah: Beesha Aw-Digil ayaa maanta kulan albabada u xiranyihiin ku yeshey magalada muqdisho kulankaas oo ay kasoo qeyb galeen Xildhibaano, Wasiiro, Odayaasha...

Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Dheere oo Ka Hadley Qaraxii Ay Shaley La Beegsadeen Safiirka Imaaraadka

Afhayeenka Al-shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay dowladda isu-tagga Imaaraadka Carabta inay kusoo biireen duulaanka lagu soo qaaday Somalia,...

Taliyaha Ciidanka Boliska oo Ku Amrey Ciidanka Boliska ee Baydhabo Ineysan Qaadka Cuni Karin Xiligan Shaqada

Taliyaha ciidamada Booliska dowlada federalka somaliya oo shalay gaaray Magaalada Baydhabo ayaa amar kusoo rogey ciidamada boliiska ee ku sugan Magaalada baydha una sheegey...

Kolonyo Hogaamineysey Safiirka Imaaraadka Somaliya u Fadhiya oo Maanta Qarax Lagula Beegsadey Tarabuunka

Kolonyo hogaamineysey safiirka imaaraadka carabta u fadhiya dalka somaliya ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho isagoo marayey wadada tarabuunka ee degmada hodan...

MAQAALKEENA WAXAAN LEENAHAY SHARIIFOW XASANOW KUWII KAA HOREEYAY WAXAY KA XISHOODEEN AYAAD ADIGU KA XISHOON WEYSAY:

Anagoo ah Siyaasiyiinta,Aqoon yahanada,Culuma’udiinka,Ganacsatada iyo Haweenka ka soo jeeda deegaanada koonfur galbeed gaar ahaan G/SH/Hoose waxaan halkaan ku cadeeneynaa gardarada qaawan ee maamulka shariif...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img