WARARKA

Daawo Bananbixii Shaley Lagu Kabeynayey Sawirka Jawaari ee Ka Dhacay Puntland

Bananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa ay soo abaabuleen maamulka puntland kaasoo ay kaga soo horjeedaa shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee...

Reer Puntland oo Maanta ku Bananbaxay Madaxdii Dowlada Federalka

Magaalada Garoowe xarunta Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta isku soo bax la samaysay dadweynaha Garoowe iyagoo uga soo horjeeday banaanbaxooda madaxda dowladda Muqdisho iyo...

Maamulka Ahlusna oo Si Buuxda Uga Soo Horjeestey Doorashadii Gudomiyaha Barlamanka Gobolada Dhexe

Maamulka Ahlusuna ee goballada dhexe ayaa si buuxda uga horyimid doorashadii guddoomiyaha iyo ku xigeennada Golaha Baarlamaanka Galmudug ee shalay ka dhacay Cadaado. Gudoomiyaha Talada...

Dhegeyso Wasiir Maamulka Shariif Xasan oo La Wersanaa oo Ka Hadlaya Weerarkii Leego

Wasiir ka mid wasiirada Shariif Xasan oo la weysanaa ayaa shaley waxaa uu ka hadley idaacada VOA isagoo ka waxramey qaabka uu u dhacay...

Dhegeyso:-Prof Ismacil Samater oo Ka Hadley Weerarkii Shaley Alshabab Ay Geysatey

Prof ismacil Samater ayaa wsi weyn uga hadley weerarkii shaley ka dhacay deegaanka Leego oo ay Alshabab ku dhameysey ciidamo ka tirsan amisom prof...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img