WARARKA

Dhegeyeso:- Gudoomiyaha Deegaanka Leego oo Ka Hadley Dagaalkii Leego

Gudoomiyaha deegaanka leego ayaa waxaa uu ka waramey sidii uu uga baxsadey weerarkii alshabab ay kusoo qaadey xeradii amisom ee deegaanka leego halkaasoo ay...

Dhegeyso:- Sarkaal Itoobiyaan ah oo Isku Dhiibey Ciidmada Alshabab

Gudoomiayaha degmada Qansax dheere oo wareysi siiyey idaacada VOA ayaa sheegey in sarkaal itoobiyaan ah oo ka baxsadey ciidamada itoobiya isagoo isku dhiibey ciidanka...

Doorshada Madaxweynaha maamulka Galmudug oo saamayn ku yeelan doonta Hiigsiga Soomaaliya ee 2016-ka.

Magaalada Cadaado waxaa haatan lagu dhisayaa oo meel gabo gabo ah maraya maamulka gobalada dhexe ee Galmudug, Doorshada Madaxweynaha maamulka Galmudug  ayaa saamayn ku...

Faahfaahin Kasoo Baxeysa Weerar Ay Xaley Alshabab Ku Qaadey Xaruntii Akadamiyadda Kismaayo

Ciidamada Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa habennimadii xalay ay weerar culus ku qaadeen Xaruntii Akadamiyadda Kismaayo, oo qiyaastii 9km u jirta Xarunta Madaxtooyada Magaalada...

Ciidamada Amisom ee Shaley La Wareegey Deegaanka Leego Ayaa La Sheegayaa Iney Hadana Isaga Bexeen

Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom oo Axadii shalay ahayd dib ula wareegay gacan ku haynta Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img