WARARKA

Dhegeyso:- Qudbad Isugu Jirta Hanjabaad iyo Waano oo uu Jeediyey Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka puntland Cabdiweli Gaas ayaa waxaa qudbad uu ka jeediyey munaasabada lagu xusayey 55 guuradii kasoo wareegatey maalintii xoriyada,  Xafladaas oo lagu...

Daawo Bananbax ka Dhacay Puntland oo Lagu Gubey Sawiradii Jawari iyo Xasan Sheekh

Bananbax ay soo abaabuleen maamul goboleedka puntland ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Ufey ee ka tirsan gobolka bari. Dadkii halkaasi isugu soo baxay ayaa...

Daawo Sida uu u Dhacay Dabaaldagii Kowda Luulyo ee Xaley Lagu Qabtey Magalada Muqdisho

Xaley ayaa magalada muqdisho lagu qabtey 55 guuradii kasoo wareegatey maalintii xoriyada ay qaadatey somaliya taasoo ay kasoo qeyb galeen madaxda sare ee dowlada...

Fiirso Sawir Yaableh oo uu Amiin Camir Ka Sameeyey Laab lakaca Puntland

Kol dhow ayey aheyd kolkii ay bananbax ka dhan ah dowlada federalka ay maamulka puntland ka abaabushey magalada gaalkacyo bananbax loga soo hojeedo masuuliyiinta...

Xeradii Leego ee Laga Ceyrsadey Ciidanka Burundi oo Maanta Tegey Ciidan Itoobiyaan Ah

Ciidamada Itoobiyanka ee Qaybta ka ah AMISOM ayaa la Wareegay Saldhiggii Ciidamada Burundi lagu Weeraray Jimcihii lasoo dhaafay ee Deegaanka Leego, Halkaasoo lagu dilay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img