Wararka inaga soo gaaraya Degmada Baraawe ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas laga bilaabey ka ganacsiga Shacabka gaar ahaan kuwa dibada kayimaada...
Wararka aynu ka heleyno Gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay Faarujiyeen Deegaanka Aw-dheegle ee gobalkaas, halkaasoo ay dib ugu laabteen kaddib...