WARARKA

Madaxa Midowga Africa ee Amisom oo OO Dafirey Ineysan Ka Dhiman Ciidanka Badan ee La Sheegayo

Madaxa midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in wax saameyn ah aynaan ku yeelan doonin shaqada ay ka hayaan Soomaaliya dagaallo qaraar oo ka...

Alshabaab oo Xaley Weerar ku Qaadey Dhoobleey

Xoogaga Al Shabaab, ayaa xalay waxay weerar saf ballaaran leh ay ku qaadeen Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Dhoobley waxaa fariisimo ku leh...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegey In Dagaalkii Leego Lagu La,yahay Gudomiyaha Deegaanka Iyo Mid Ka Mid Ah Wasiirada Shariif

Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka hadlayey weerarkii shaley ay Alshabab ku qaadey deegaanka leego ayaa sheegey in halkaasi ay alshabab ku...

Dhegeyso Nin Goob Ka Ahaa Weerarkii Shaley oo u Waramey Idaacada VOA

Idaacada VOA ayaa waxaa ay qadka telfoonka la tiigsatey qof diidey inuu magaciisa sheego oo goob joog ahaa dagaaladii saaka ka dhacay deegaanka Leego...

dhegeyso: Warar Dheeri ah oo Kasoo Baxaya Dagaalkii Shaley ka Dhacay Deegaanka Leego

Afhayeenka alshabab oo la hadley warbaahin ayaa waxaa uu ka hadley qasaaraha kasoo gaarey weerarkii ay shaley ku qaadeen xerama ay amisom ku laheyd...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img