Tv dowlada ayaa waxaa uu video kasoo duubey goobihii ay shaley weerarka ku qaadeen ciidamada alshabab halkaas oo ay ka geesteen qasasaaro isugu jirta...
Wararka ka imanaya Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Marka ayaa sheegay in maanta uu halkaasi ka dhacay Dagaal xoogan oo laysku adeegsano hubka noocyadeeda kala...