WARARKA

Dhegayso Cashar ku saabsan Zakaatulfidriga

            Casharkan oo ku saabsan Cashar ku saabsan Zakaatulfidriga ayaa waxaa inoo soo jeedin doona Macalin CabdiNuur Salaad Xasan Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Dowlada Federalka oo Maanta Dacwadii Bada u Gudbisey Maxkamada Hague

Dowladda federalka Somalia ayaa maanta oo Isniin 13-ka Bishan waxa ay si rasmi ah u gudbisay dacwada ka dhanka ah Dowladda Kenya ee ku...

Xoghayaha Degmada Kaxda oo Maanta Kooxo Hubeysan Ku Dileey Degmada Dharkinleey

Xoghayihii Degmada Kaxda oo lagu magacaabi jiray Bile Baajuun, ayaa la sheegay in kooxo hubaysan ay ku weerareen gaari uu watey xilli uu ku...

Diyaarado laga leeyahay Dalka Kenya oo Xaley Dad Rayid Ah ku Laayey Tuulada Laan Qurac ee Degmada Balad Xaawo

Diyaaradaha dagaalka dalka kenya ayaa habeenkii xaley waxaa ay duqeymo ka geysteen degmada Baladx-xaawo oo ka tirsan gobolka gedo. Weerarkan ayaa la sheegayaa in ay...

Aqriso Dhowr Qodob oo ay Soo Saareen Baarlamaanka Puntland Safarkii Axmed Madoobe Kadib

Kulankii ay yeesheen Axmed Madoobe iyo Gaas kadib ayaa Baarlamaanka Puntland maanta waxaa uu soo saarey qodob dhowr ah oo kaga soo horjeedaa xukuumada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img