WARARKA

Dowlada Federalka oo Ka Hadashey Weerarkii Shaley Alshabab Ay Ka Fuliyeen Laba Hottel oo Ku Yaala Magalada Muqdisho

Dowlada federalka somaliya oo hadashey weerarkii shaley ayaa sheegtey in Toddoba ka mid ah xoogaggii Weeraray xalay Hoteellada Weheliye iyo Siyaad ee Muqdisho la...

Dhegeyso Faahfaahin Dheeri ah oo Kasoo Baxeysa Hoteelo Ay Maanta Alshabab Weerar Ku Qaadey

Alshabab ayaa maanta waxaa ay weerar xoogan ku qaadey laba hotel oo ku yaala magalada muqdisho kuwass oo la kala yiraahdo Hottel Wehliye iyo...

War Deg Deg ah Alshabab oo Weerar Ku Qaadey Laba Hottel oo Ku Yaala Magalada Muqdisho

Xilligii anfurka ayaa mar qura qeybo ka mid ah magaalada Muqqdisho waxaa la maqday qaraxo iyo rasaas is xig xigay,kuwaasi oo argagax ku abuuray...

Daawo Orodyahan Mao farah oo Ku Guuleystey Orodka 5000 ee mitir

Daawo Moa Farah oo si fiican kaga tegey oroyahankii itoobiyaanka ee inta badan qaadi jirey orodka 5000. https://www.youtube.com/watch?t=285&v=Y4vklTeilxQ

Sirdoonka Wadamada Bariga Dhexe oo Ku Kulmi Doona Dallka Ugandha

Hogaamiyaasha dhanka sirdoonka iyo amaanka ee wadamada bariga africa iyo urur goboleedka IGAD ayaa todobaadka soo socda kulan ku yeelan doona magaalada Kampala ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img