WARARKA

Xukuumada Kenya oo Sheegey in Alshabab Fariisimo ka Sameysatey Deegaanka keymaha ee Dalka Kenya

Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay saldhigyo rasmi ah ka sameysteen dhulka kaymaha badan ee deegaanka Boni ee dalka Kenya, halkaasoo Qoysas-kooda soo dagsadeen, sida...

Degmada Diinsoor oo Maanta Barakac Ka Bilowdey

Shacabkii ku noolaa Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay oo ay maamulaysay Xarakada Al-shabaab ayaa si aad ah uga Barakacay Degmadaas, iyadoo dagaallo culus ay...

Aqriso:- Kulankii Garoowe oo Kasoo baxay Dhowr Qodob

Kulan beryahan uga socdey magalada garoowe xukuumada federalka iyo maamulka puntland iyio boobland ayaa waxaa kasoo baxay qodobo dowr ah oo sheegeen in ay...

Alshabab oo Sheegtey in Maanta Weerar Ismiidaamin Ah Ay Ku Qaadey Kolonyo Ciidan Itoobiyaan Ah

Al-shabaab ayaa Sheegtay inay Gaadiid Kolonyo ah oo ay wateen ciidamada Itoobiya oo ku Wajahnaa Degmada Diinsoor ay Weerar Ismiidaamin ah la beegsadeen, iyagoo...

Ahlusuna iyo Ciidamada Dowlada oo Maanta Ku dagaalamey Gobolka Galgaduud

Dagaal khasaare nafeed dhaliyay ayaa maanta ku dhex-maray deegaan ka tirsan Gobolka Galguduud ee bartamaha Somalia Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoogag ka tirsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img