WARARKA

Ciidamada Amisom oo Si Ku Tala Gal Ah Dad Shacab Ah Ugu Laayey Degmada Marka

Howlgalo ay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM Saaka ka Sameeyeen Xaafaddo ka Tirsan Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa ay si...

Madaxweynaha Dowlada federalka oo Dhagax Dhig Ka Sameeyey Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta somaliyeed

Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay dagaalladii sokeeye. Akadeemiyadda Cilmiga,...

Diyaaradaha Dagaalka Dalka Kenya oo Goor Dhaweyd Duqeymo Ka Geystey Degmada Baardheere

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa la sheegayaa in goor-dhaweyd ay duqeymo cirka ah ka geysteen deegaanno ku dhow degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo...

Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Dowlada oo Sheegey in Maalmaha Soo Socda Ay qabsan Doonaan Degnada Baardheere

Sarkaal ka tirsan ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Furunta hore dagaalka ee ku dhow degmada Baardheere ayaa warbaahiinta u sheegay warbaahinta in...

Daawo:- Cabdirahman Faroole oo Ku Sugan Somaliland iyo sababihii uu u Tegey

Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka puntland ayaa shaley waxaa uu booqasho lama filaan ah ku tegey somaliland halkaas oo uu kula kulmey qaar ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img