WARARKA

Xog Culus oo Naga Soo Gaartey Dalka Sacuudiga Safarkii Shariif Xasan Ka dib

Shariif Xasan oo Dowlada Sacuudiga kasoo iibsadey 10.000 Ciidan oo lagu weeraro Xuutiyiinta iyo systemkii Cali Cabdalla Saalax, iyadoo horey loo iibsadey Garoonka Belidoogle ay...

Ciidamada Dowlada oo kaashanaaya Ciidamo Itooyaan ah oo Qabsadey Qeyb Ka Mid Ah Degmada Baardheere

Ciidamada dowlada iyo kuwa itoobiyaanka ayaa waxay goordhow qabsadey qaybo ka mid ah Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ciidamada Huwanta ayaa ka gudbay deegaanka Juungal...

Kooxo Bistoolado ku Hubeysan oo Habeenkii xaley Nabadoon ku Diley Degmada Baardheere

Wararka inaga soo gaaraya degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in kooxo hubeysani ku toogteen degmada baardheere nabadoon si weyn looga yaqiiney magalada. Seddax...

Amisom oo Beenisey Iney dad Rayid Ah Ku Laayeen Shaley degmada Marka

Taliska Cidamada AMISOM ayaa iska beeniyay inay ciidankooda ku sugan degmada Marko ee xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ay shalay toogasho ku dileen dad Shacab...

Daawo:- Xildhibaan Cabdi Bare oo Ka Hadley Hishiiska Dowlada Federalka iyo Puntland

Koldhow ayey aheyd kolkii ay hishiis wada gaaree xukuumada federalka somaliya iyo maamul goboleedka puntland, Balse waxaa soo if baxaya qaar ka tirsan xiildhibaanada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img