WARARKA

Waxqabadka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee X. F. Soomaaliya: Mudane Maxamed A. Ibraahim (Farkeeti) – Qaybta 1-aad

Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) waa siyaasi Soomaali Australiyan ah, dhashay 2-dii July 1964. Wuxuu Shahaadada loo yaqaano MBA ka qaatay Jaamacadda Culuumta ee...

Gabdho Soomaali Ah oo Loo Diiday Inay u Safraan Dalkoodii Hooyo

Booliska dalka Ingiriiska ayaa ishortaagay laba gabdhood oo doonayay in loo safriyo Soomaaliya, kadib markii haweeney lagu magacaabo Lady Tonge ay Booliska ku wargelisay...

Reysuwasaaraha oo Maanta Shacab aad u Tira Badan Kula Ciidey Magalada Garoowe

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta oo Jimco ah kula ciiday magaalada Garowe boqolaal kamid ah dadweynaha degmadaas oo maanta u dabaal-degayay munaasabadda Ciidul-Fidriga. Ra’iisul-wasaare...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Soomaalida Ugu Hambalyeeyay Ciidda

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dadka Soomaalida iyo guud ahaan Muslimiinta ugu hambalyeeyay munaasabadda ciiddul fidriga. Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed...

Maamulka Daafeet oo Umada Soomaaliyeed Ugu Hambalyeynaya Munaasabada Ciidul Fidriga

Maamulka Warbaahinta Daafeet.com ayaa Umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Shacabka Koonfur Galbeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeynaynaa Munaasabadda Ciidul Fidriga,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img