WARARKA

Daawo:-Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Shirka Hiigsiga 2016 ee Ka Shaley Ka Furmey Magalada Muqdisho

Shaley waxaa magalada muqdisho ka furmey shir lagu sheegey in looga tashan doono hiigsiga 2016

Daawo Barnaamij Indho Fiiq Ah oo Ay Qurbajoogta Degmada Wanleweyn Ka Fuliyeen Degmada

Qurba joogta degmada wanle weyn ayaa waxaa ay degmada ka fulliyeen barnaamij ay indhahha ugu fiiqayaan qaar ka tirsan dadka degmada oo  si aad...

Dhegeyso:-Gudomiyaha Arimaha Bulshada iyo Isboortiga Degmada Qoryooleey oo Isku Dhiibe Alshabab

Madaxii Arimaha Bulshada iyo Sportiga ee Degmada Qoryoole Ee Gobolka shabeelada hoose ayaa isku dhiibay Xarakada Shabaab ka dib markii uu ka goostay Maamulkii...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Deegaanka Leego oo Laga Wareystey Isbaarada Taala Deegaanka

Gudoomiyaha deegaanka Leego Abukar Cabdullahi oo laga warestey dhibaatooyinka isbaarooleyda ay ku hayaan ayaa waxaa uu ku jawaabey in waxa sida loo buunbuuninayo aysan...

Wasiirka Maaliyada Maxamed Adan Farkeeto oo Xaley Ka Qeyb Galey Barnaamijka Kulanka Jimcaha

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Somalia Maxamed Aaden Ibraahim oo shalay ka Qayb-galay kulanka Jimcaha ee Raadiyaha Afka Dowladda Somalia ku hadla ayaa si faahfaahsan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img