WARARKA

Dhegayso..Fadiilada ay leedahay maalinta Sagaalaadka

      Waa muxaadaro ku saabsan Fadiilada ay maalmahan iyo maalinta Sagaalka bishan Dil Xaj ay leeyihiin waxaana inoo soo jeedin doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan...

Dhegayso..Faahfaahin dheeri ah oo laga helayo kulankii Muqdisho

          Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in kulamo goos goos ahi caawa u socdaan qaar ka mid ah madaxdii maanta...

Dhegayso..Dalxa”Gobolka Shabeelaha hoose weli ma xuroobin oo waa la gumaystaa”

          Xildhibaan Maxamed cumar Ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay markii ugu horeysay in gobolka Shabeelaha hoose uusan weli ka xoroobin gumaystayaasha reer Yurub iyo...

Dhegeyso:-Siyaasi Mahamed Maaxi oo Xoriyadiisa Dib u Heley

Waxaa xoriyadiis dib u heley siyaasiiga sida aadka ah looga yaqaan degmada afgooye siyaasi Maxamed Maaxi oo maalmihii lasoo dhaafey ay xabsiga u taxaabeen...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federlka Oo Ka Hadley Kulankii Wadatashiga

Kulankii wadatashiga ee shaley ka furmey magalada muqdisho ayaa waxaa halkaasi qudbad ka jeediyey madaxweynaha dowlada federalka somaliya isagoo isla markaa sheegey in kulanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img