WARARKA

Dhegeyso:- Prof Maxamed Omar Dalxa Oo Si Cad Kaga Soo Horjeestey Hadalkii Kasoo Yeerey Aqoonyahanada Maanta Muqdisho Ku Kulmey

Magalada muqdisho ayaa maanta waxaa kulan ku yeeshey qaar ka mid ah aqoonyahanada somaliyeed kulankaasi oo ay kaga hadlayeen qaabka hiigsiga 2016 aqoonyahanadaas ayaa...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Seddexda Ugu Sareysa Dowlada Federalka Somaliya

Amiin camir ayaa waxaa uu samir aan kaadi aheyn ka sameeyey seddexda ugu sareysa dowlada federalka somaliya, Amiin ayaa sawrikan waxaa uu ka cadeynaya...

Mareykanka Oo Muwaadiyiinteeda Uga Digtey Iney U Safraan Dalka Somaliya

War ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta u dhashay Mareykanka hadii ay tagaan Soomaaliya aysan heli karin caawinaadii...

Reysulwasaaraha Dowlada Federalka Somlaiya oo Kulan La Qaatey Banki Moon

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo ka qeyb galaya shirka kala fadhiga Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xafiiskiisa ku booqday xoghayaha...

Ciidamada Nabadsugida oo Howlgalo Ay Dad Badan Kusoo Qabqabteen Ka Sameetet Inta U Dhexeysa Afgooye Iyo Muqdisho

Ciidamada Nabad sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Howlgal amaanka lagu xaqiijinayo xalay ka sameeyay inta u dhexeysa muqdisho iyo Afgooye oo lagu baadi goobayay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img