WARARKA

Daawo Xildhibaanadii ka Qeyb Qaatey Barnaamijkii Dood Wadaag oo Kasoo Horjeestey Xariga Wariyeyasha Universal Tv

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federalka somlaiya oo ka qeyb qaatey barnaamijkii dood wadaag ee keen in xabsiga loo taxaabo weriyeyaal ka tirsan telefishinka...

Hoyga Isbaarooyinka Dalka Somaliya ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo Lasoo Dhigey Isbaarooyin Horleh

Isbaarooyin hor leh ayaa la soo sheegayaa in la soo dhigay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo la soo warinayo inay soo...

Daawo sawir uu amiin ka sameeyey Xariga Wariyeyasha Universal

Dowlada federalka somaliya ayaa in mudo ahba waxaa ay isu deyeysey in ay af qabato warbaahinta ayagoo qaar badan xabsiga dhigay amiin acamir oo...

Dhegeyso:- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta oo Ka Hadlaya Xariga Loo Geystey Shaqaalaha Universal

Wasiir Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamuud Bekos oo maanta Shir Jiraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ka hadlay Xariga Wariyaasha Tv-ga Universal iyo Xirnaanshaha...

Ciidamo Ka Tirsan Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku heynta Camaara iyo Bacaad-weyn

Xoogagga Al-shabaab ayaa la Wareegay laba Deegaan oo ka Tirsan Gobolka Mudug ee Bartamaha Somalia, kuwaasoo ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img