WARARKA

Dhegayso..Maamulkii hore ee gobolka Gedo oo ka horyimid maamulka Axmed Madoobe ee gobolka Gedo

Wararka laga helayo degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wadahadalo todobaadyadii ugu dambeeyey degmadaasi uga socdey Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland,Xildhibaano...

Dhegayso..Faah-Faahin dheeri Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay degmada Buuloxaawo ee Gedo

Iska horimaad muddo kooban socday  ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay Degmada BuuloXaawo ee Gobolka Gedo, iyadoona uu u dhaxeeyay laba maleeshiyo oo ka wada...

Dhegayso..Hub kadhis laga sameeyo gobolka Shabeelaha hoose oo la soo dhoweeyay

Dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayaa soo dhoweeyay talaabo la filaayo in maamulka KoonfurGalbeed uu kasameeyo gobolka oo ku wajahan hubka Sharcidarada ah...

Lex Ruux oo Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Lagu Soo Eedeeyey Iney Jabsadeen Qasnada Dhaqaalaha Ee Degmada Afgooye

Lex ruux oo ka tirsan Maamulka Shariif Xasan oo lagu soo eedeeyey in ay lunsadeen lacag tiradeedu gaareysa 7.75000.000 oo shiling somali ah una...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Waalida Damul Jadiid iyo Damaca Itoobiya

Daawo sawir uu amiin ka sameeyey waalida Damuljadiid iyo Damaca itoobiya oo gaarey in caburiyaan warbaahinta

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img